Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilanyo Oo Berbera Kusii Hakaday Qadar Saacado Ah Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Oo Socdaalka Madaxweynaha Kawar Bixiyay
January 31, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro katirsan Xukumadiisa Xildhibaano golayaasha ka kala tirsan iyo Masuuliyiinta ugu sareysa Xisbiga Kulmiye oo uu kamid yahay Gudoomiyaha ahna Musharaxa sida khasabka ah loogu cumaamaday Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kusii hakaday magaalo xeebeedka Gobolka Saaxil ee Berbera iyaga oo kusii jeeda Gobolada bariga Somaliland iyo fadhiisimada Ciidamada qaranka ee Jiida hore.