berberatoday.com
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Gaadhi Iskarogo Ah Ugu Deeqay Dagmadda Laas-geel
January 31, 2016 - Written by Berbera Today

bidhiidhLaasgeel(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamuud C/laahi Aw adan (Bidhiidh) oo ka tirsan golaha deegaanka Degmada Berbera. ayaa Ugu deeqay gaadhi iska-roga ah Degmada Laasgeel Ama Dacar budhuq Xildhibaanka ayaa ku wareejiyay gudoomiyaha degmadda laas-geel mustafe ibraahin cismaan (mustafe Jabiye) munaasibada lagula kala wareegayay gaadhiga ayaa waxa hadalo kooban ka soo jeediyay xildhibaan maxamuud c/laahi bidhiidh waxa uuna hadalkiisa ku bilaabay “aniga oo ah maxamuud c/laahi bidhiidh waxaan maanta ugu deeqay gaadhigan oo iska-roga ah degmada laas-geel oo ah degmadii la,iga soo doortay waxaanan ku wareejinayaa gudoomiyaha degmadda laas-geel mustafe ibraahin cismaan. “xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi “aniga ka shaqsi ahaan waxaa igu dhaliyay in aan degmadda ugu deeqo gaadhigan.markii aan arkay wax qabadka muuqda ee duqa degmada mustafe ibraahin cismaan ayaan go,aan saday ka shaqsi ahaan in aan ugu deeqo gaadhigan mana noqon doonto iisha Allaa deeqdii ugu horeysay wax yaala badana waanu usoo wadnaa degmadda ” xildhibaanka ayaa ugu baaqay dadka degan deegaanka laas-geel maadaama ay fooda inagu soo hayso diiwaan galintii gobolka maroodi jeex iyo saaxil in ay isdiiwaan galiyaan oo ay qaataan kaadhka muwaadinka , qurba jooga degmadana gaadhsiiyay cod dheer oo ah in ay degmadii horumarkeeda laga qeyb qaato. waxa kale oo uu xildhibaan bidhiidh mahadnaq uga soo jeediyay gudoomiyaha degmada laas-geel mudadii gaabneyd ee uu xilka hayay horumarka muuqda ee uu ku talaab saday , waxaa isagana halkaa hadal kooban ka soo jeediyay duqa degmada laas-geel waxaanu hadalkiisa ku bilaabay sidan “waan u mahadnaqaynaa xildhibaan bidhiidh waxaana leeyahay xildhibaanada codadka ka helay degmada haku deydaan xildhibaan bidhiidh. ama ha ahaadaan kuwa ka soo baxay gobolka maroodi jeex ama saaxil. waa xildhibaankii ugu horeeyay ee degmadan oo uu codka ka helay wax ku soo celiya ” gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi gaadhigan uu degmadda ugu deeqay xildhibaanku wax badan ayuu ka tarayaa degmadda oo ay ugu horeyso qashinka. dhismihii degmadda oo imika bilow ah cid kasta oo ka qeyb qaadaneysana ay ufuran tahay ,waxaanu duqa degmada mahad balaadhan usoo jeediyay xildhibaanadda golaha deegaanka saaxil oo ugu horeeyo duqa magaaladda berbera. ugu danbeyntiina waxa uu ku soo gunaanaday cidkasta oo deegaanka ka soo jeedaa in ay laabta ku hayaan sida xildhibaan maxamuud c/laahi bidhiidh. xildhibaan bidhiidh ayaa ah xildhibaanada tirada yar ee deegaanadii ay ka soo baxeen dib wax ugu celiya,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews