berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiir Waran Cade Oo Ka Jawaabey Warqad Codsi Ah Oo Ay Dawlada Somaliya Sheegtey In Uu U Soo Diray
February 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha somalilan Cali Maxamed Waran Cadde Oo Kamid ahaa Waftidii Madaxwaynaha Somaliland ku wahelinaysay socdaalkii uu ugu baxay gobolada bariga somaliland oo hada ku sugan magaalada burco ayaa jawaab ka bixiyay warqad codsi ah oo dawlada somalia sheegtay inuu usoo diray wasiir cali Waran Cadde Waxaana uu Sheegay Wasiirku Inaanay waxba ka jirin warkaasi warqaduna ay tahay mid Foojari ah isla markaana Sida uu wasiirku carabka ku dhuftay uu dabada ka riixayo madaxwaynaha somalia Xasan Sheekh Maxamuud Wasiir Cali waran cadde oo arimahaasi ka hadlaya ayaa waxa kamid aha hadaladisii sida tan.

waran-cade

 

 

 

 

 

 

 

 

 

“Runtii hadaladaasi waa mucjisooyinka had iyo jeer dawlada somalia aynu ka maqlayno, marka hore taliye gaafow waxa uu kamid ahaa saraakiishii aan xukumayay waa nin aan aqaano nin xuna maaha nin dhaqan wanaagsan ayuu ahaa, laakiin waxaan garanayaa meesha ay ka socdaan arintani waxaa dabada ka riixaya madaxwaynaha somalia Xasan Sheekh wax lala yaabana maaha oo Xasan Sheekh Waxaynu ku naqaanaa Been waxaynu ku naqaaanaa cadaalad darro waxaynu ku naqaanaa cadaalad,Ninkii shalay lahaa dawlada somaliland ayaa shirkii kismaayo kasoo qayb gashay Inuu maantana yidhaa cali waran cadde ayaa waraaqo isoo qoray wax la biciidsado maaha waa waxaynu ku naqaano, RUntii umada somaliyana waa umad aynu walaalo nahay waa dal aynu jaar nahay,waana umad aynu kala go’nay 25 Sanno ka hor,waxaana runtii Wax lala yaabo ah inay umadaa ay walaalaha nahay inay xukumaan dad noocaas oo kale ah”Sidaas ayuu yidhi cali waran cadde

Sidoo kalena waxa uu Wasiirka arimaha guduhu bulshada somaliya ugu baaqay inay xilka si dag dag ah uga qaadaan maadamaa ayuu yidhi uu madaxwaynihi islaamka ahaa uu u sujuuday sanamaan Waxaana Uu Yidhi.

“Waxaynu arkay shalaytole isagoo jinaasasdii cidamada Kenya U sujuudaya dadkii uu madaxwaynaha u ahaana ee uu maamulayayna jinaasadooda ku qoslaya,horta intaanu odhanin cali ayaa waraaq isoo qorayna waxaan jecelay inaan su’aal waydiiyo Odayga labada Diimood ta iminka lagu tirinayo inuu umadiisa u sheego anagu waan garanaynaaye,waxaanan shacabka reer somalia ugu baaqaaya inay si dag dag ah xilka uga qaadaan aanayna u dul qaadan masuul aanay dooran oo xoog ku haysta Oo Dilka, Boobka Iyo balanbalka somaliya haystana u sababa”Sidaas ayuu Cali Waran Cadde yidhi

warqad

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews