berberatoday.com
“Ganacsatada Waxaa Aan Leeyahay Aakhiradiina U Tudha “…Gudoomiyaha Koox Faneedka Xidigaha Geeska Abwaan Laabsalaax
February 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyha kooxda xidigaha geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laab Saalax oo xaalad caafimaad ugu maqnaa waddanka Turkiga ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay waxaana si diiran loogu soo dhaweeyayMadaarka Caalamiga ah ee Cigaal Internation Airipot.

 

Gudoomiyaha koox faneedka Caanka Ah geyiga ay somalidu degto ee loo yaqaano Xidigaha Geeska ayaa waxaa uu ganacsatada Somaliland ugu baaqey in ay aakhridooda u tudhaan isla markaana ay naxariis u muujiyaan dadkooda dan yarta ah

laab

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Abwaanku waxaa uu sheegay in uu farqi weyni u dhaxeeyo qiimaha ay wax ku iibiyaan ganacsatada Tukriga ee dharka laga keeno iyo qiimaha halkan laga siiyo dharka laga soo iibiyo wadankaasi waxaana uu yidhi “ Wax yaabaha aan ku soo arkey dalka Tukriga waxaa ka mid ah farqiga u dhaxeeya ganacsiga Dalkan iyo dalkaasi gaar ahaan alaabta laga keenayo , ganacsatada waxaa aan leeyahay aakharidiina u tudha hadii aad dadkiini dan yarta ahaa aad u tudhi weydaan , oo farqiga u dhexa halkaas iyo halkan aad yaabeysid waliba dharka , dadkiina iyo dalkiina u tudha ayaan leeyahay “ ayuu yidhi abwaan laabsalax

 

https://www.youtube.com/watch?v=exOcI1Dwo7I

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews