berberatoday.com
“Ceel-Gerdi , Gerdi waa nin habar awala ee meel aad leedihiin maaha…. Boqor Bad-Madow
February 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Boqor Cismaan maxamuudoow markii mashruucii aad kula dhex meeraysan jirtay musharraxiintii xisbiga KULMIYE uu kaa dhamaaday ayaad u wareegtay shaqadan xuutiyiinta ee aad ugu sahaminayso deked ay ka weeraraan dalalka Carbeed ee suniyiinta ah.boqor-badmadow

Ceel gardi haddaanad hore u aqoon Anigaa caawa kuu marinayee dhagayso…. gardi wuxuu ahaa Oday Habar Awal ah oo sacad muuse ah kana ahaa makaahiil…. hadaba dadkan masaakiinta ah ee faro ku tiriska ah ee meesha degan waqtigii abaartii xumeyd ee Dabo dheer idinku dhacday. Dadkan degenina waa dadkii aanu soo dejinay ku darsoo ilaa iyagoogan dagen ayaa og adigaagan is yeelyeelaya mooyee… reer colaad loogu hanjabo ma nihin habo yaraatee isaaqna aad buu isku yaqaanaa…… dadkaan Boqorka u ahayna waxaan farayaa dulqaad iyo deganaansho muujiya….. hadaba Oday baa laga hayey ninkaan is lahaa dayrta u guuri ayaa like qodanaya…. reerku Boqorka u yahay boqor Cismaan waxaan kula talinayaa inaad xoolaysaan oo dhaqaale u sameysaan meelna fadhiisisaan markaad intii tartaan ayuu noqonayaa nin Meel fadhiya oo reer u talinaya…. hadaad talodaa aan idin siiyey yeeli waydaan wuxuu ku danbayn doonaa inuu xeerooyinka ciidamada ruushka galo… waxaan ku soo koobayaa…. dadkaan Boqorka u ahay ilaahay ayaa dejiyey deegaan balaadhan oo nimcaysan waana alxamdulilaah dadka idinku hoos nool na hoos u eegina.

 

Wa Bilaahi Tawfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews