berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Guuldareystay inay Xidhaan,Ninkii Burco uga Soo Hanjabayey Mareeyaha Dekada,Oo si Qarsoodi Ah Ku Soo Galey Berbera+Xaaladiisa Amaan.
February 18, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamada Amaanka ee Magaalada Berbera ayaa ka Seexday inay Sugaan Amniga iyo Xasiloonida, kadib markii ay ku guuldareysteen inay qabtaan oo ay sharciga horgeeyaan ninka magaciisa la yidhaahdo Siciid Maxamud Xandule Oo Maalintii shaley Fariin Hanjabaad ah Mareeyaha Dekadda Berbera Cali Xoor-xoor uga Soo Direy Magaalada Burco,islamarkaasina maanta si Qarsoodi ah ku soo galey Magaalada Berbera, iyadoo fariintaasi  ahayd mid Dil ah Oo uu kula kacey Mareeyaha Dekada Berbera Eng.Cali xoor-xoor, Isagoo ku Edeeyey inuu u hayso Qalabkii Dableyda Hubeysani ay ku Waxyeelaysay Dekadda ceelgardi.

Waxaanay Hanjabaadani uu Warbaahinta soo Mariyey Ninkani lagu Magacaabo Siciid Maxamud Xandule Dareen Cadho leh ka qaaday Dhamaan Shacabka Reer Berbera ee la socday Xaalada Degaanka Ceelgardi,iyo sida uu Mareeyaha Dekadda Berbera uga Madaxbanaan.

Ninkan oo Sawirka laga Qaaday isagoo ka degay Gaadhi ay Leedahay Haayada cuntada iyo WFP-da uqaabilsan Dawlada Somaliland oo uu wado nin lagu magacaabo Mustafe Qalab oo ay Ilmaadeer yihiin Mayarka Burco Maxamed Muraad oo isagu hurinaya Colaada ka taagan Ceel Garde, Ayaan Ciidamada Amaanku Somaliland aaney weli Waxba talaabo ah ka qaadin,Dambiga uu galey Masuulkan qaran xilka u haya ,waxaaney keeni kartaa Arrintaasi  haddii aan wax laga qaban Kacdoon shacbi,iyo isku dhac.

 

caaqilki burc

 

caaqil

baabuurka

https://www.youtube.com/watch?v=aDQKTGuinIw

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews