Burco(Berberatoday.com)-Wararka Maalmihii ugu danbeeyay laga helaayo Magaalada Burco ayaa sheegay in kooxda loo tunsan yahay inay xidhiidh la leeyihiin Argagixisada inay yihiin kuwa ku hawlan dhismaha dekeda Ceegardi .Wararkaasi ayaa Si Aada looga hadal ayaa goobaha ugu muhiimsan ee bulshada magaalada burco ku kulanto . Waxaana Aad Arkaysaa marka aad goobaha joogto dadka oo aad u hadal haya, Kooxda Ay Reer Burco u yaqanaanArgagixisada somaliland Waana , Wasiirkii hore madaxtooyada somaliland Xirsi xaaji cali xasan .Maayirka degmada burco .Maxed Muraad iyo Caaqilkii waraabe u taaga ahaa ee galinkii hore shalay caleemo sareen kooxaasi .Shaqsigan la sheegay in loo caleemo saaray beel ka mid ah beelaha axmed faarax waana ninkii ku guulaytay inuu hore dagaal uga dhex rido beelaha walaaha ah ee wada dega degaanka bali guleed oo ka tirsan gobolka togdheer shaqsiga mashaqada dhex dhigay beelaha walaalaha ah ee bali guleed oo ilaa iminka xal loo la yahay dabkii uu shiday .markan labaad waxa caaqil looga dhigay in abaal maritintii coladaa hore ee uu abuuray waxaanu caaqilkan hogaamin doona dadka colaada ka abuurayo degaanka ceel gardi oo ka tirsan gobolka saaxil waaxana gacan wayn ka gacaystay caaqil lagu magacaabo siciid maxmuud xandule Maayrika Degmada Burco .