berberatoday.com
Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Toronto.
February 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Toronto(Berberatoday.com) Musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta gaadhay Toronto , halkaasi oo soo dhawayn balaadhan oo jaaliyada Somaliland ee dalka Canada kunooli aanay ukala hadhin lagu qaabilay.

Musharax Jamaal ayaa kulamo uu ku dardargelinayo hawlaha xisbiga la yeelan doona jaaliyada Somaliland ee degan Dalka Canada.

Habeenka sabtida soosocata ee ay taariikhdu tahay  20/02/2016 ayaa  uu kulan balaadhan oo ay ka soo qayb geli doonaan fanaaniinta ugu caansan inta Af-somaliga ku hadashaa uu layeelan doonaa jaaliyada Somaliland.

Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ah musharax da’yar aqoon dheerna u leh arimaha dhaqalaaha, lana filayo haddii uu ku guulaysto doorashada soosocota ee ka dhici doonta dalka Somaliland in

uu wax wayn ka badali doono dalka.faah-faahin kulankaasi ku saabsana halkan hoose ka akhri.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews