Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Faransiiska Iyo Shirkada Ballore
February 18, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somalilnd mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka xafiiskisa ku qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo safiirka dalka faransiika u fadhiya Kenya oo maalmahanba safar ku joogay dalka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka
https://www.youtube.com/watch?v=BAYzSOGYUs0
Berberatoday.com