berberatoday.com
Taliyihii Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xilka Laga Qaaday Iyo Magaca Taliyaha Cusub Ee Loo Magacaabay
February 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidammada Laanta Socdaalka Gaashaanle Maxamed Cali Yuusuf (Cambaro), waxaanu xilkaa dib ugu soo celiyey Colaniel Maxamed Cabdi Caalin oo hore xilkaas u soo qabtay.

Sidaana waxa xaqiijiyey Taliyaha Xilka laga qaaday, sida uu Xalay baahiyey Telefiishanka HCTV.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, ayaa Taliyaha cusub ee Laanta Socdaalka u Magacaabay Maxamed Cabdi Caalin oo Taliye Cambaro hortii xilkaa heyn jiray, halka uu Taliyaha uu xilka ka qaadeyna u Magacaabay la taliyaha dhinaca Ammaanka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland.

Ilaa hadda lama oga Sababta Xilka looga qaaday Taliyihii Laanta Socdaalka, laakiin, Xogo aan ilaa hadda soo wada bixin, ayaa iftiimiyey in khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Wasiirka Arrimaha gudaha oo la xidhiidha Dadka Dalka laga Mastaafurinayo ay sababtay xil ka qaadistiisa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews