berberatoday.com
Baadariga Ugu Sareeya Kiristaanka Oo Bilaa Diin Ku Tilmaamay Musharaxa Donald Trump Iyo Trump Oo Isna U Jawaabay
February 19, 2016 - Written by Berbera Today

Roma(Berberatoday.com)-Baadariga ugu sareeya diinta Kiristaanka Pope Francis, ayaa waydiin ka keenay, kiristaan nimada ninka u tartamaya musharaxa xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump, waxaanu baadariga oo saxaafada kula hadlay diyaaradiisu uu yidhi, [Qof kasta oo xayn daab gidaar ah inuu dhiso doonaya, halkii uu biriish la isaga talaabo ka dhisi lahaa, maaha kiristaan dhabb ah.

Dhinaca kale musharaxa milyaneerka ah ee Donald Trump oo si degdeg ah uga jawaabay hadalka Baadariga ayaa mid liita ku tilmaamay waxaanu yidhi, haddii Vatican la weeraro, baadarigu wuxuu ku ducaysan lahaa Miyaa Musharax Donald Trump uu Noqdo Madaxweynaha Maraykan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews