Daawo Muuqalka”Kaluumaystada Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Kaluun Laga Keenayo Somaliya Iyo Putland Oo Wasaarada Kaluumaysigu Ruqsad Ku Bixisay
February 19, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Kaluumaystada Berbera ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyay Ruqsad Wasaarada kaluumaysiga Somaliland siisay ganacsato kasoo jeeda Somaliya Iyo Putland inay keenaan dalka Somaliland kaluun ay kasoo dhoofiyaan dalalkaas Putland iyo Somaliya, iyada oo kaluunkii Somaliland ka buuxo goobaha kaluunka lagu iibiyo ee dalka xarunta ugu weynina ay tahay Berbera oo kaluun aad utira badan maalin kasta laga soo daabulo bada lagu keydiyo goobo loogu talagalay cid iibsata la layahay sida ay sheegeen kaluumaysatada Berbera una soo bandhigeen warbaahinta.