berberatoday.com
Door Intee Leeg Ayey Saaxafadu Ka Qaadan Kartaa Ictiraafka Somaliland (The role of the press can enter Somaliland Recognition) By: Mukhtar C/raxmaan Xariir Sh.Cismaan
February 20, 2016 - Written by Berbera Today
Saxaafadu Waa Muraayada uu Wadanku Isku Eego Caalamkuna Ku Eego Waxaan Maqaalkan Kooban Aan Ku Eegi Doona Sidee Ayey Saaxafada Somaliland Iyo Calamkuba Uga Qaybqaadan Karaan Ictiraaf Raadinta Somaliland Saxaafada Somaliland Waa Inay Samaysaa Siyaasado Ugaar Ah Oo Meel Looga Soo Wada Jeesto Hirgelinta Iyo Raadinta Ictiraafka Wadanka Taasi Oo Loo Baahanyahay in La Jaangooyo Qorshayaal Cad Oo Ay Saaxafada Somaliland Kamidaysan tahay Oo Ku Waajahan Ictiraafka Iyo Amuurihiisa ,Saxaafada Wadanku Waxay Kaga Qayb Qaadan Kartaa Ictiraaf Raadinta Somaliland Inay Umidowdo Muujinta Hormarka Dalka Iyo Sidii Caalamka Looga Iibin Lahaa Hadase Maaha In La Guul Wadeeyo Waxaa Loo Baahan Yahay Samaynta Barnaamijyo Qiimo Leh Oo Lagu Dalbaayo Ictiraafka Somaliland Gaar Ahaana Kuwo Ku Baxa Af-Somali -Af Ingriisi -Iyo Af Carabi – Lagana Samaeeyo Goobaha Muhiimka Iyo Daggalo Ama ( Jabad ) Lagu Raadin Karo Ictiraafka Waa In Laga Curiyaa Barnaamijyadaasi Taariikhada Iyo Marxladihii Uu wadanku Soo Maray Tan Iyo 1960 (Kun Iyo Sagaal Boqol Iyo Lixdankii ) Iyo Wixii Ka Horeeyey Waa Inay Xukuumada Somaliland Fududaysa Doorka Saaxafada Somaliland Ee Ku Aadan Ictiraaf Raadinta Somaliland Waa in Sidoo Kale Lasoo Casuumaa Saxaafada Iyo Looyaro Udoodi Kara Xuquuqda Shacabka Somaliland Ee Ku Maqan Beesha Caalamka Waa La Furaa Dacwado Caalmi Ah ( International case) Lana Horgeeya Maxakmada Caalamiga Si Ay Uga Jawaaban Sababka Keenta Ictiraaf La,aanta Haysata Shacabka Somaliland Garyaqaanada Caalamku Waa Inay Waydiiyaan Maxakamada Aduunka Iyo Qaramada Midoobay Waa Maxay Sababka Keentay Inay Shacab 26 Sanadood Xuquuqdooda La Duudsiiyo (Why The Humiliation Social Rights ) Waa In Sidoo Kale La Sameeya Ururinta Raadadka Qadiimka Ah Iyo Hishiiyadii Somaliland Iyo Ingriiska Dhex Maray Waa In La Sameeya Buuga Kooban Oo Lagaga Hadlaayo Uheelanaanta Ictiraafka Bulshada Somaliland Waa Inay Gudidan Madaxwaynaha Somaliland Xulayna Isku Quluub Iyo Qalbi Noqotaa Si Ay Uga Gun Gaadhan Hawlaha Qaran Ee Loo Igamaday Waa Inuu Masuul Kastaa Uu Meel Dhigaa Siyaasadiisa Ugaarka Ahayd Waa Inuu Lasoo Baxaa Bage Cad Oo Uu Ku Qoro Waxaa Kusoo Kordhin Karo Dalka Iyo Dadkaba Waa In Loo Midoobaa Yar Iyo Wayn Iyo Siyaasi Iyo Aqoon Yahan Raadinta Ictiraafka Somaliland Waa Inaynu Is Waydiina Sidee Ictiraaf Ku Gaadhi Karnaa Alle Subxaana Watacaala Ayey Wax Waliba Ku Xidhan Yihiin Laakiinse Waa Muhiim Inaad Aduunka Ka Dhex Muuqato Oo Aad Noqoto Wadan La Tartama Dhigiisa Haloo Midoobo Wax Wada Qabsi Aynu Ka Tagno Qabiilaysi Iyo Dano Gaar Ah Aynu U Guntano Dadka Guud Ee Qarankeena Maqaalkani Waxaa Uu Hordhac Uyahay Maqaal Aan Anigu Niyad Ka Keenay Sidee Ayaad Uga Qayb Gelikartaa Ololaha Ictiraafka Somaliland
Lasoco Qayabaha Danbe By MukhtarAbdirahman

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews