Xildhibaan Isku Shaandhayntii U Dambaysay Ku Tilmaamay Faashil Madaxweynaha Iyo Xukuumadda Soo Waajahay
February 20, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay isku shandhayntii uu Madaxweynuhu dhawaan ku sameeyey Xukuumaddiisa, waxaanu sheegay inuu Madaxweynuhu xaq u leeyahay isku shandhaynta balse waxa tilmaamay in isku shandhayntani ka turjumayso fashilaad ku timid Xukuumaddiisa iyo Golihiisa Wasiiradda.
