berberatoday.com
Muxuu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ka Yidhi Dhismaha Dekeda Macmalka Ah Ee Ceel Garde Laga Bilaabay Ee Colaada Ka Abuurtay Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
February 20, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda macmalka ah ee Laga Dhisayo Deegaanka Ceel Garde Ee Gobolka Saaxil Katirsan masaafo Koobana Ujirta Magaalada Berbera  ee xaalada colaadeed ka abuurtay Gobolka Saaxil iyo shacabka dagan oo aad uga soo horjeeda dhismaha Dekedaas ayaaWaxa uu Xildhibaanku dhismaha Dekedaas ku tilaamay mid sharcidaro ah oo aan barna kaga oolin sharciga dalka uyaala sidoo kale waxa uu ku eedeeyay inay Xukumadu dhismaha Dekedaas wado shacabkana isku dirayso iskana horkenayso si mudo kordhin labaad Xukumada Madaxweyne Siilanyo uhesho waa ayuu yidhi Xildhibaanku.

Waxaanu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ugu Baaqay Shacabka Gobolka Saaxil ku dhaqan inay nabad Galiyadooda ilaashadaan iskana jiraan jalaafooyin uu sheegay in Gobolkan Saaxil nabad galiyadiisa loo soo waariday oo ay kamid tahay dhismaha Dekedaas Ceel Garde ee uu kutilmaamay sharcidarad

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinta Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews