Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland Ee Uu Magacaabay Madaxwayne Siilaanyo
February 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay guddidii heer qaran ee ictiraaf raadinta Somaliland ee uu shalay magacaabay madaxwayne Siilaanyo, Kaasi oo ay qayb ka yihiin xisbiyada mucaaradka ah.

Waxaana uu Eng Faysal Cali Waraabe Sheegay inuu soo dhawaynayo Guddida uu ku jiro ee ictiraaf raadinta Somaliland ee maalintii shalay ahayd digreetada ku magacaabay madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo waxaana uu yidhi.