berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Cuqaasha,Waxgaradka Iyo Maamulada Haayadaha Dawlada Ee Gobolka Saaxil Oo Xal Ka Gaadhay Xaaladii Colaadeed Ee Ka Dhacday Deegaanka Ceel Garde gg
February 22, 2016 - Written by Berbera Today

DSC03109Berbera(Berberatoday.com)-Cuqaal iyo salaadiin kasoo kala Jeeda Gobolada Saaxil iyo Bariga Togdheer ayaa maanta sirasmiya ugu dhawaaqay inay xal ka gaadheen shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel Garde oo bariga kaga beegan magaalada Berbera, shaqaaqadaas oo ka dhalatay dhismaha Deked macmal ah oo ganacsato kasoo jeeda bariga Burco halkaas ka bilaabeen dhismaheeda.

Waxaanay maanta Cuqaasha, Salaadiinta Iyo Waxgaradka labadaas beelood ee Degaanka Gobolka saaxil iyo Bariga Burco warbaahinta ushegeen in dhacdooyinka deegaankaas ka dhacay xal laga gaadhay dhismaha Dekeda Macmalka ah iyo dablaydii weerartayna Xukumadu shaqadeeda ka qabsan doonto dhismaha dekedaasna la joojiyay dibna aan loo bilaabi doonin.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warbixintan oo Dhamsytiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews