berberatoday.com
Gaafow oo ka noqdey hadal hanjabaad ah oo uu soomaliland ku soo ganey
February 22, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Muqdisho(Berberatoday.com) War-saxafadeed ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Hogaanka Socdaalka iyo jinsiyadaha Somaliya Cabdilaahi Gaafow Maxamuud ayaa lagu sheegay in dawlada Somaliya ka noqotay go’aankii hore ee ay ku joojisay Duulimada Hargeysa iyo muqdisho. Sidaasi wax lagu sheegay war-saxafadeedkan. “Iyadoo Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ay la socoto Xaaladaha kala duwan ee safarada  shacabka Somaliyeed, waxay hore hay’adu u soo saartay in la joojiyey diyaaradihii iskaga kala gooshi jiray Goroonka  Addan Cade ee Muqdisho  iyo Garoonka Cigaal ee Hargeysa, ka dib markii shacabka somaliyeed kala kulmeen dhibaato badan Maamulka Garoonka Cigaal, sidaasna muddo  lagu qabtay in la joojiyo Duulimadyada Hargeysa iyo Muqdisho,  si loo xaliyo dhibaatada haysta shacabka somaliyeed, taasi oo ku beegnayd taariikhdu maray ahayd bishii 22/1/2016-ka.

 

gaafow

Hadaba Markii Madaxda Shirkadaha Duulimaadyada, ay noo soo gudbiyeen in la xaliyey dhibaatadii kala duwanayd ee ay ka cabanayeen dadka somaliyeed, waxa hay’ada Socdaalka iyo Sinjiyadu dib ugu noqotay maanta oo ay taarkhiidu tahay 21/02/2016, markii ahaa in la joojindoono Diyaaradaha iskaga kala goosha Hargeysa iyo Muqdisho.

Sidaasi awgeed Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha waxa mahad balaadhan u jeedinaysaa dhammaan madaxdii gacanta ka geystay xalinta cabashada shacabka Somaliyeed ee Garoonka Cigaal” Ayuu yidhi Cabdilaahi Gaafow Maxamuud

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews