berberatoday.com
Hargaysa”86 Jir Ka Sheekeeyay Xaaskiisii Oo 75 Jir Ah Oo Ka Tahriibtay
February 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ismaaciil Cali Axmed waa oday 86 jir ah ay xaaskiisu ka tahriibtay, caruurtiisuna qaar waalan yihiin, dunidanna uu kaga jiro buulyar oo habeena qaar ay sababto inuu cunto waayo, isla markaana wuxuu dadka ka codsanaya inay caawimo la soo gaadhan.

Ismaaciil Axmed ayaa sheegay inuu horre ugu shaqayn jiray UN-ka, sidaanna wuxuu u sheegay Telefishinka Horn Cable Tv, waxaanu yidhi “Waan iska daciifsannahay oo dhowr sannadood suuqa Hargeysa maan arag, tacmaanimo ayaan la arki waayay iyo iska daranyo kale, bulashan ayaanu degannahay oo waxa ku hadhay aniga iyo mid waalan oo bulashan ku jira oo laba ayay ahayeen oo midi waakan halka ku jira, midna qaar bay wax isku qabteeno jeelku ku jira, islaantii way naga tahriibtay oo sannad meel ay ka dhacday mooyaanne way naga tagtay.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in markii horre u shaqayn jiray UN-ka“Waxaan u shaqayn jiray UN-ka oo waxaan u dhaxayn jiray Kenya iyo Somalia, xukuumad iyo shacaba waxaan ka codsanaya caawimo oo waanu iska jilicsannahayee.” Ayuu yidhi Ismaaciil

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews