Daawo Muuqalka”Ciidanka Booliska Gobolka Awdal Oo Soo Qab Qabtay 166 Dhallo Oo Khamriya Kana Warbixiyay Qaabkii Ay Usoo Qabteen
February 23, 2016 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska gobolka awdal ayaa soo qabqabtay 166 dhallo(Quraaradood)oo khamriya iyo dadkii waday, iyagoona maanta gubay.
Taliyaha ciidanka booliska soo qabtay khamrigan iyo dadkii waday ayaa ka warbixiyay qaabkii ay usoo qabteen iyo xagay kusoo qabteen.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan