berberatoday.com
Deg Deg Ah”14 Qof Uu Ku Naf Waayey Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabilay
February 26, 2016 - Written by Berbera Today

Gabilay(Berberatoday.com)-War deg deg ah oo hada soo gaadhay xafiiska warqabadka magaalada Hargeysa ee shabakada wararka ee Berberatoday.com waxaa uu sheegayaa in magaalada Gabilay  uu hada  shil laba gaadhi oo aad u naxdin badani  uu ka dhacay wadada u dhaxaysa magaalooyinka kalabaydh iyo gabiley,

Waxaana shilkaasi ku naf waayay alla haw naxariistee  14 ruux oo rag dumarba isugu jira halka ay tiro kalena dhawac yihiin loona soo cararay cusbitaalka way ee magaalada Hargeysa.

bre

Gawaadhidan isku dhacday ayaa waxay kala ahaayeen Gawaadhida loo kala yaqaano (Noho) iyo gaadhi (land-curser)   Isla markaana uu gaadhiga Noha-Da  ahi ay ka soo baxday magaalada Hargeysa  sida ay  shabakda Berberatoday.com u xaqiijiyeen dad goob jog ahi

Gaadhiga Landcruserka ah ayaa waxa lahaa oday ganacsade ka ah magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo Ina Daahir Dugsiiye Halkan gaadhida Noha-da ah ay lahayd laba  Taariko Oo Kala ahaa mid Putland ah iyo mid Somaliland ah  .

 

Dadkan ku dhintay ayaa waxa ku jiray hooyo iyo inankeeda oo qiyaas ahaan jiray Sideeed Bilood.

 

Inaalilaah wa Inaa Ilayhi Raajucuun Ilaahay ha Unaxariisto dadka shilkaas baabuurta isku Dhacday Ku Geeriyooday samir Iyo Iimaana Haka Siiyo eheladoodii

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews