Daawo Muuqalka”Qaabkii Udhacay Shilkii Baabuur Ee Sababay Dhimashada 14 Ruux Ee Dulledka Gabiley Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay
February 26, 2016 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawadayasha iyo akhristayaasha shabakada Berberatoday.com waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa muuqal laga soo duubay qaabkii uu udhacay shilkii Baabur ee ka dhacay duleedka magaalada Gabiley ee ay ku naf waayeen 14 ruux ee kala saaraa labada baabuur ee isku dhacay oo kala ahaa Noaha Iyo Landcrusser sidoo kalena waxa ku dhawacmay gaadiidka isu dhacay 9 ruux oo xaaladooda qaar kamidi aad uculus tahay.