berberatoday.com
Suldaan Xassan Oo Ka Hadley Qadiyadda Murranku Ka Taagan Yahay Ee Degaanada Waqooyiga Hargaysa
February 26, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/lahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa shirar maalmihii u dambeeyey ay xukuumadda la lahaayeen kuwaaso la xidhiidha xadhiga laba suldaan oo lagu eedeeyey inay ka dambeeyen weerarkii lagu qaaday goob diiwaangalineed oo ku tirsan gobolka Awdal.

Suldaan-Xasan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Suldaan Xasan ayaa sheegay inay salaadiintaasi xidhan iyagu taladoda ku direen balse waxa uu sheegay inay u direen inay ka soo islaaxiyaan deegaankaasi oo mudooyinkii u dambeeyey muran ka jiray. Suldaanka oo arrimahaasi ka hadlaa ayaa waxa uu yidhi:

“raggii madax-dhaqameedka ahaa ee xeebta laga soo qabtay oo aanu nabadda iyo degenaanshaha iyo xasiloonida umadda ka soo shaqeeyaan ayaan u dirnay, arrin baadhis iyo degenaansho u baahan ayaa dhacay, suldaanna qori ma qaato nabadda ayuu ka shaqeeyaa oo cumaamad ayuu sitaa salaadiintii aanuu dirnay inay inamadooda qoryaha ka soo ururiyaan ayaa illaa maanta xidhan, xukuumaddu iyadaa ka masuul ah masiirka umadda walina shirarku way noo socdaan, shirka dawladda aanu la lahayn intaasi ayuu la xidhiidhay” Ayuu yidhi

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews