Taliyaha Ciidamda Qaranka Somaliland Iyo Saraakiil Ciidanka Katirsan Oo Safar Ku Jooga Dalka Ingiriiska
February 26, 2016 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland sareeye Gaas Ismaciil Shaqale Iyo taliyaha hawlgalinta ciidamada qaranka sareeye Guuto Maxamed Saqadhi Dabogale ayaa waxaa ay safar ku joogan dalka ingiriiska
