berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Shirweyne Ganacsi Oo Berbera Uga Furmay Dalalka Somaliland Iyo Itoobiya Iyo Barxad Weyn Oo Lagu Keydin Doono Badeecadaha dalka Itoobiya Dekeda Uga Soo Daga Oo La Dhagax Dhigay
February 27, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Waxa Maanta magaalada Berbera ka furmay shirweyne socon doona mudo sadex maalmooda oo lagaga Hadlaayo sidii loo dardar Galin lahaa xidhiidhka anacsi ee udhexeeya Dalalka Somaliland iyo Itoobiya, shirweynahan oo lagu qabta hoolka shirarka ee Htel Maansoor Berbera ayaa waxa kasoo qeyb galay Masuuliyiin sare oo katirsan Xukumada Somaliland kuwaas oo uu hogaaminaayay wasiirka Ganacsiga Somaliland Xuseen Axmed Cige(Xuseen Dayr)iyo Ambasadoro dhinaca xidhiidhka iyo ganacsiga uqaabilsan dawlada Itoobiya.

DSC03192

Shirweynahan ayaa waxa bud dhig u ah oo mihiimada koowaad lasiinayaa sidii loo hiragalin lahaa mashruucii Berbera Coridor ee wadadka isku xidhi doonta Somaliland iyo Itoobiya ee dawladaha reer galbeedku balan qaadeen inay dhaqaalaha lagu dhisayo bixin doonaan.

waxaanay masuuliyiinta labada Wadan maanta Berbera ka dhagax dhigeen barxad weyn oo masaafo kooban ujirta Dekeda berbera oo lagu keydin doono badeecadaha dalka Itoobiya uga soo daga Dekeda Berbera.DSC03248

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews