berberatoday.com
Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Guud Ee Hargeysa Ku Booqdey Dadkii Ku Dhaawacmey Shilkii Baabuur Ee Maanta Ka Dhacey Duleedka Magaalada Gabilay +(Sawiro)
February 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Isla Markaana Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro  ayaa waxaa uu cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa  ku soo booqdey dadkii ku dhawacmey  shilkii gaadhi ee naxdinta lahaa ee ka dhacay Maanta duleedka Magaalada Gabilay

1

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu dadkii ku dhawacmey shilkan oo ay tiradoodu aheyd 9 ruux uu ilahay uga baryey in uu caafimaad taam ah siiyo isaga oo dhanka kale dadkii ku dhintey shilkan oo iyaguna ahaa 14 ruux alleh ugu baryey in uu  u naxariisto ehelkoodiina samir iyo imaan ka siiyo

2

Ugu danbeyntii Muddane Ciro ayaa waxaa uu xafiiskiisa ugu tagtey agaasimaha cisbitalka guud ee  Dr. askar waxaana u ka wareytay sida ay shaqaalaha isbatalku ay shaqada ugu wadaan dadkan   ku wax yeeloobay shilkan gaadhi waxaana uu uga mahad  celiyey sida hufan ee ay dadweynaha ugu adeegayaan isgoona ku booriyey in ay da daalka  halkaasi ka sii wadaan



3
45

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

  

 Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews