berberatoday.com
Halkan Kaga Bogo Sawirada Qaabkii Ay Isugu Dhaceen Labadii Baabuur Ee Sahayday Ruuxda 14 Qof Iyo Dhaawac 9 qof
February 27, 2016 - Written by Berbera Today

Gabilay(Berberatoday.com)-Shil gaadhi oo naxdin leh ayaa ka dhacay Wadada u dhaxaysa Gabilay iyo Kalabaydh, Shilkaas waxaa ku nafwaayay 14  Ruux, iyo 9 qof oo dhawac ah ka dib markii ay isku dhaceen laba Baabuur oo midna land cruiser yahay midna yahay  NOAH, kuwaas oo siday dad shicib ah.

IMG-20160226-00500

darawaliinta Gaadiidka isaga goosha Gobolada Somaliland, ayaa sabab u ah inta badan shilalka, iyadoo badanaa ay yaryihiin waxaa aan  sidan Liisanka Gaadiidka.

Waxaana shilkan oo ah shil aad u naxdin badan isla markaana ka dhacay jidka isku xidha gobolada , shilalka gawaadhida ee soo badanaya taasi oo ay dhawaan baaq kasoo saartay xukumada Somaliland darawaladda gaadiidka oo ay sheegeen inay ku soconayaan xawaare aad u sareeya, balse amarkaasi ay soo saartay xukuumaddu ayaa waxa uu noqday mid aan laga midho dhalin oo hal bacaad lagu lisay ah.

Shilkan ayaa noqonayaa kii ugu darnaa ee ka dhaca Wadooyinka Somaliland bilihii u danbeeyay.

 

IMG-20160226-00499

IMG-20160226-00504IMG-20160226-00503IMG-20160226-00502IMG-20160226-00501

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews