Nin Udhashay Dalka Hindiya Oo Toori Ku Dilay 14 Qof Oo Ay Isku Qoys Yihiin
February 29, 2016 - Written by Berbera Today
Mumbia(Berberatoday.com)-Nin u dhashay India ayaa toori ku dilay 14 qof oo ay isku qoys yihiin xilli ay jiifeen. 7 ka mid ah dadkaasi ayaa ahaa carruur.
Dembi baadhayaasha ayaa rumeysan in dil wadareedka uu ka dhashay muran ku saabsan hantida qoyskaasi.
