berberatoday.com
Wargeyska Afdheer Ee The Indian Ocean News Leter Oo Cadeeyay In Dekeda Macmalka Ah Ee Ceel Garde Laga Dhisayo Loogu Talagay Inay Argagixisada Iyo Kooxaha Xagjirka Ahi Isticmaalan Iyo Xirsi Oo Lala Xidhiidhiyay
February 29, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Kooxaha sirdoonka ee Itoobiya iyo dawladaha Reer Galbeedkuba waxa si dhaw ula socdaan oo isha kuhayaan dhaqdhaqaaqa Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ahaa Wasiirkii hore Madaxtoyada Somaliland  oo markuu ka fashilmay bishii 26/10/2015 inqilaab uu la rabay inuu Madaxweyne Siilanyo kursiga  kaga qaado ayaa haatan waxa ay Ex wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo kooxo kale oo uu wataa inay ka bilaabeen meel duleedka Berbera kutaala oo masaafo kooban ujirta Berbera 22 KM oo layidhaa Ceel Garde inay ka dhisaan ama sameeyaan Dekeda macmal ah oo argagixisadu isticmaasho, sidaasi waxa qortay wargeyska indian Ocean Leter.

Wargeyska Indian ocean waxa uu intaasi ku daray qoraalkiisa in Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo afartan Milayn oo dollar urursaday oo gacanta kuhaystaa uu haatan ku foogan yahay sidii uu khalkhal ugalin lahaa maamulka Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland iyada oo dekedaasi macmalka ah ee Ceel Garde la rumaysan yahay inay kooxaha alshabaab ee buuraha galgala ku jiraa isticmaali karaan

Waxa Sidaas Qoray Wargeyska The Indian Ocean News Leter 

Halakn Hoose ka Akhri Qoraalka Indian Ocean News Leter Qortay

Somaliland Intelligence worried about Hersi Ali Haji Hassan’s downward slide Ethiopian and Western intelligence services are keeping a careful track of the activity of the former Minister to the Presidency, Hersi Ali Haji Hassan. After failing his attempted coup against President Ahmed Mohamed Mahamoud, known as Silanyo ( ION 1414), he has been looking for any means possible to destabilise Hargeisa. According to our sources, Hersi Ali Haji Hassan, who claims to be at the head of a $40 million fortune, reportedly financed the construction of an improvised and unauthorised port at EilGerde. The intelligence services suspect him of wanting to import arms from Yemen to supply Al Shabaab radical Islamists. The latter want operate in the Galgala Mountains, on the Puntland-Somaliland border. The former minister’s brother, who works for funds transfer company Dahabshiil, is also reportedly suspected by the US of being linked to Al-Shabaab.

 

 

Source The Indian Ocean News Leter

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews