berberatoday.com
Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Oo Ruqsad Kusoo Siisay Rag Cadaan Inay Macdan Ka Gurtaan Buurta Gacan Libaax Ee Kasaraysa Degmada Mandheera Ee Gobolka Saaxil
February 29, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Warqad Ay Heshay Saxaafada Madaxa Banaan Ee Kahawl Gasha Gobolka Saaxil Ayaa Ujeedadeedu Ahayd Macdan Sahamin Waxaana Warqadaasi Kusaxeexnaa Agaasiamaha Guud Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Kaasi Oo Kusoo Socod Siiyay Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Kadegmada,Waxaana Ay Waraaqdaasi Dulucdeedu Daaranayd Sidii Ay Ulashaqayn Lahaayeen Dad ,Ajaaniba Oo Macdan Kabaadhaya Buuralayda Gobolka Saaxil Gaar, Ahaan Degmada Mandheera , Oo Galbeed Kaga,Beegan Magaalada Berbera Islamarkaasina Ilaa 6okm Ujirta Magaalada Xeebeeda Berbera Waxaana Dadkaasi Ay Ka koobnaayeen Sadex Nin Oo Cadaana , Laba Askari Oo Ay Amaan Ahaan USoo Raacisay Wasaarada Macdanta Iyo Tamartu Nin Lasheegay Inuu Kasocdo Wasaarada Macdanta Waxaana Ay Dadkii Deegaankaasi Deganaa Ee Xoolo Dhaqatada Ahaa Oo Aanu Laxidhiidhnay Noosheegeen Inay Ragan Cadaanka Ahi Mudo 1o Cisho Ah Qodanaayeen Goob Keliya Oo Kutaala Buurta Gacan Libaax Ee Kasaraysa Degmada Mandheera Meel Badhtan Keeda Ah Waxaana Ay Dadka Deegaankaasi Intaasi Kudareen Inay Meesha Ay Wax Kaqodaayeen Ay Kasamaysteen Buulal,Waabab.Iyo Taandhooyin Ragan Cadaanka Ah Ee Ay Wasaarada Macdanta Iyo Tamartu Waraaqda Ruqsada Ah Kusoo Siisay Buurta Gacan Libaax Inay Soo,Sahamiyaan Ayaa Gebi Ahaan Ah Qaar Si Rasmiya Udegay Buurtaasi Kuwaasi Oo Bilaabay Inay Qotaan Dahabkii Iyo Macdantii Kale Ee Buurtaasi Kujiray Geesta Kale Warqadan Uu Sooqoray Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Ayaa Ah Mid Uu Kusheegayo Inay Dadkaasi Cadaanka Ah Sahan Kusamaynayaan Buurtaa,Balse Taasi Maydhicin Ee Waxa Waqti Xaadirkan Ay Bilaabeen Inay Qotaan Buurtaasi Oo Guryo Tanbareeriyana Kasamaystaan ,Dhinaca Kale Nimankan Cadaanka Ah Ayaa Qaatay Dad Shaqaale Ah Gaadhaya Ilaa 4o Qof Oo Shaqaale Ah Oo Kuuliya Kuwaasi Oo Qodaaya Dhulka Ay Rabaan Nimankaasi Ajaanibka Ah In Laqodo ,Waxaana Lasheegay Inay Siiya Lacag Yar Oo Farguud Keeda Dadka Kudhaqan Deegaank Mandheera Iyo Buuralayada Gacan Libax Ayaa Qaylo Dhaan ka Muujiyay Dadka Sida Sharciga Baal.Marsan Uga Guranaya Dahabka Buurtaasi Gacan Libaax Geesta Kale Waxa Ay Walaac Kamuujiyeen Dhirtii Buurtaasi Ku Kutaalay Ee Xoolahu Udaaqijireen Oo Ahayd Dhirqaaliya Inay Jareen Wasiirka Madanta Iyo Tamata Somaaliland Xuseen Cabdi Ducaale Ayaa Mudadii Uu Hayay Xilka Wasaaradaasi Waxa Wadanka Kusoo Badanaayay Dadka Ajaanibiga Ah Ee Uu Kula, Heshiis Qaadanaayo Macdanta Iyo Dahabka Uu Uleeyahay Dalkani Somaalaliland Ragan Cadaanka Ah Ee Haatan Kusugan Buurta Gacan Libaax Ayaa Umuuqda Niman Awood Buuxda Kahaysta Wasiirkaasi Maadama Ay Degeen Goobtaasi Haatana Ay Bilaabeen Hogagii Macdanta Ee Buurtaasi Geesta Kale Muran Xoogan Ayaa Lagasoo Sheegayaa Goobtaasi Ay Qodanayaan Nimankaasi Kaasi Oo Udhaxeeya Dadka Xoolo Dhaqatada Ah Ee Degan Buurta Gacan Libaax Iyo Kooxda Ay Samaysteen Ee Kuuliga Ah Oo Ah Kuwo Badankooda Ay Soo raacisay Wasaaradaasi,Kanayimi Hargiesa Sikastaba Xaalku Ha,Ahaadee Waxa Ay Arintani Umuuqataa Maadama Uu Waqtigii Xukuumada Madaxwayne Silaanyo Dhamaaday Inay Boobayso Hantida Guud Ee Umada Uwada Dhaxaysa Fasaxdayna In Macdanta Wadanka Si Sharcidaro Ah Loo Boobo

 

macdanta

Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

Berbera/Somaliland

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews