Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Oo Kawar Bixiyay Qaabkii Dableydu Uweerartay Iyo Siduu Taliye Marxuum Cabdirisaaq Caseyr Ku Dhintay
March 1, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Kuxigeenka Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdillahi oo la socday markii dableyda hubaysani toogashada ku dishay Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka Saaxil Marxuum Gashanle C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr ayaa warbaahinat Gobolka Saaxil uga war bixiyay qaabkii dilkaasi udhacay iyo xiliga uu weerarku qabsaday.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil
https://www.youtube.com/watch?v=DBZBDPeso5o