“Isbaheysiga Kulmiye Maalmaha Soo Socda Waxey Wada Hadal Toos Ah La Furi Doonan Xisbiga Waddani”.. Xussen Axmed Ceydiid
Hargeysa(Berbertoday.com)-Xussen Axmed Ceydiid oo ah afhayeenka siyaasiyiinta ku bahoobey isbaheysiga kulmiye oo manta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in isaga oo ku hadlaya afka isbaheysiga xisbiga kulmiye uu dadweynaha rer Somaliland u cadeynaayo in ay wada hadal toos ah la furi doonan hooganka sare ee xisbiga Waddani
Photo File:- Xussen Axmed Ceydiid