Madaxweynaha Ugu Hurdada Badan Xiliyada Shirarka Uu Ka Qeyb Gelayo Ay Socdaan(Sawirro)
March 1, 2016 - Written by Berbera Today
Zimbabwe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe, ayaa waxaa lagu dhaliilay inuu yahay Madaxweynaha ugu hurdada badan xiliyada ay socdaan shirarka africa khuseeya
Xisbiyada mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu hoos u dhac u keeno Siyaasada Zimbabwe, kadib markii inta badan khudbooyinka ay ku dhaafan hurdada.