berberatoday.com
Muuse Biixi Oo Kulmo Hoose Oo Uu Taageero Ugu Raadinayo Xisbiga Kulmiye La Yeeshay Siyaasiyiin Iyo Madax Dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobalka Saaxil
March 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu Maanta kulmo hoose oo uu kaga gaashamnaayo taageero yari   xisbiga  Kulmiye ka dareemay gobalka Saaxil  la yeeshay qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo madax dhaqameedka gobalkaasi  .

mmm

Gudoomiye Muuse Biixi oo qorsheytay safar uu dhawaan ku tago gobalka Saaxil  marka  ay diwaan galintu ka bilaabmato gobalkaasi  ayaa waxaa uu ka sii  gaashamanayaa waji gabax iyo taagero   lahaan  uu ka baqi qabo in xisbiga Kulmiye  ka soo waajahdo dadweynaha Gobalkaasi oo u muuqda qaar dhabarka u jeediyey xukuumada Madaxweyne Siilanyo iyo xukuumadiisa.

Siyaasiyiintan  iyo madax dhaqameedkan uu gudomiye Muuse Biixi kulamda hoos maanta  kula yeeshay Hotel Fish and Stack  ayaa waxa  ka mid ah isla markaana hor kacaayey wasiirkii hore ee wasaarada waxbarshada Somaliland Xassan Gadhweyne iyo madax  dhaqameed uu hor kacaayo  waxaana dhex mareen u ahaa isla markaana ka soo shaqeeyey  kulamadan wasiir ku xigeenka wasaarada Warshadaha Cali Dhegoole

Lama garan karo qodobada rasmiga ah ee ay isla meel dhigeen Hogaamiye Muuse Biixi  iyo siyaasiyiintan uu hor kacaayo Xassan gadhweyne ee  uu saaka kulanka la yeeshay

Sidoo kalana  lama saadalin karo sida loo soo jeedin karo shucuubta iyo tageerada rer Saaxil ee dhabarka u jeediyey xisiga Kulmiye iyo xukuumadiisa oo ay faro madhan ka taagan yahiin .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews