berberatoday.com
Taageerayaasha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Hiirtii Saaka kala Hortagay Soo Dhoweyn Ballaadhan Iyo Kulan Quraac Ah Oo Uu Ku Qaabiley.
March 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Taageerayaasha Xisbiga Ucid ayaa saaka subaxnimadii hore soo dhoweyn ballaadhan kala hor tagay Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid aqoonyahan jamaal cali xuseen oo kasoo laabtay safar shaqo oo dalka mareynkanka uu muddo ugu maqnaa. Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal cali xuseen oo saaka subaxdii hore kasoo degay diyaaradda FLY Dubai, gegida diyuuradaha ee Cigaal, ayaa soo dhoweyn ballaadhan kula kulmay, Waxana ka halkaas kusoo dhoweeyey Masuuliyiin xisbiga ka tirsan, sullaadiin, cuqaal, haween iyo dhalinyaro badan.

Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo muddo kooban ku sugan madaarka Hargeysa, ayaa markii danbe Huteelka Summer Time quraac ugu sameeyey taageerayaashiisa, isla markaana waxa uu aad uga mahad-celiyey soo dhoweynta ay hiirtii saka kala horyimaadeen boqolaal kamid ah taageerayaasha.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews