berberatoday.com
War Deg-deg Ah”Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil Oo Weeraray Dabley Ku Sugnayd Deegaanka Biyooley+ Khasaare Dhimasho Iyo dhaawac Oo Laga Soo Weriyey
March 1, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska gobolka Saaxil ayaa maanta duhurkii ku baxay hawlgal weerar ah oo ay ku qaadeen Dabley lagu eedeyey inay dhowaan weerareen Dabley kaloo dhisme Deked ah ka wadday deegaanka Ceelgardi, oo ku sugnaa deegaanka Biyooley.Warar is khilaafsan oo kasoo baxay arrinta dagaalka maanta ayaa sheegaya in labada dhinac ay soo kala gaadheen khasaare iskugu jira naf iyo maalba. Waxana wararka qaarkood tibaaxeen in uu halkaas ku geeriyooday Taliyihii Ciidamada Gobolka Saaxil ee hoggaaminayey Ciidamada Booliska, walow aanay jirin warar si cad shaaca uga qaaday. Sidoo kalena waxa la sheegay inuu halkaa ku dhaawacmay badhasaabku xigeenkii gobolka Md. Xaamud.

Ma jir war si madaxbanaan looga helaayo deegaanada, hase-yeeshee Wixii Warar ah ee kasoo kordhaa waani idinla soo socodsiin.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews