berberatoday.com
War Deg-deg Ah Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil Oo Ku Geeriyooday Hawl Gal Uu Ku Weeraray Dabley Buuraha Biyoolay Ku Jira
March 1, 2016 - Written by Berbera Today

Marxuum CaseyrBerbera(Berberatoday.com)-Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil Gashanle  C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr ayaa Dabalay Hubaysan ku Toogteen Tulada lagu Magacaabo Tuulo Dhibiijo oo ku Taal Bariga Magaalada Berbera gaar ahaan buurelayda Biyoolay kadib markii ay is Rasaasayn Dhex martay Ciidan uu Hogaaminaayaya Taliyaha Qaybta Gobolka Saaxil Marxuum C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr iyo Malishiyaad aan wali la Aqoonsan Ciday yihiin Waxaa Kale oo dhawac soo Gaadhay Askari ka tirsan Ciidanka police oo lagu Magacaabo Maxamud Cabdi Xasan
Sida uu u sheegay Gudomiye ku xigeenka Gobolka Xaamud Cabdilaahi Xuseen oo uu Khadka tilifoonka kula Xidhiidhay Wariye Axmed Siciid Axmed lana socday taliyaha Geeriyooday ayaa sheeg in uu Geeriyood Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil Gashaanle C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr dhaawac culusna soo Gaadhaay Askari ka tirsan Police oo lagu magacaabo Maxamud Cabdi xasan Waxaa Xaga Magaalada Berbera Loo soo Qaaday Meydka Taliye Geeriyooda iyo dhaawaciiba waaa sida uu Warbaahinta uxaqiijiyay Gudomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Xamud Xuseen Cabdillahi oo isagu haalkaas ku sugan Gob joogna ahaa markuu shiilkaas dhacay

Dhamaan Bahda Berberatoday.com waxaay Tacsi Tiraanyo leh u Dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka Geeriyooda iyo Qaranka Somalialnd inaalilaahi wa in ilaahi raajuun
Allah how naxariisto Marxuumkaas

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews