berberatoday.com
Biyo La-aan Soo Foodsartay Magaladda Burco + Doorkii Wakalada Biyaha Meesha Ka Baxay
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-iyadoo ay Maalmihii u danbeyayba Dadwaynaha kale duwan ee ku dhaqan Gudaha magalada burco ay cabasho xoog leh ka mujinayeen Biyo la-aan soo foodsartay magalada. Ayaa Tan iyo wakhtigii Maareye Fadxi Loo soo Magacabay Maamulka Wakalada Biyaha burco ayaa waxa maalinba maalinta ka danbaysay isa soo taraysay cabasho ka dhan ka ah maamulka cusub ee wakaladani oo ay dadwaynaha Reer burco intooda badani ku sifeyeen Mareyaha Cusub ee wakalada Mid Aan Aqoon u Lahayn Qaabka iyo Shaqadda ay Wakaladu u hayso bulshada gobalka. Waxaana maalmihii u danbeyayba gudaha magalada burco ka taagnaa Biyo la-aan ka dib markii sida la shegay ay istageen qaar ka tirsan Ceelashii soo saari jiray biyaha Oo ay ku Timi Cilad Farsamo oo ilaa iyo hada Aanay Waxba ka Qabanin maamulka Wakalada Biyuhu. Magalada burco oo labadii sano ee danbeyayba ay Wakalada biyuhu gadhsiyay Dhamaanba Xafadaha kale duwan ee magalada Biyo ku filane ayaa wakhtigi xaadirkani biyo la-aantani soo foodsartay magalada ayaa ah mid dhabar jab ku ah Wakalada biyaha burco. Biyo la-aantani ka Jirta Gudaha Magaladda ayaa ilaa iyo imika Aanay wakalada Biyuhu ka hadlin Sababta Keentay Biyo Yaraantani.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews