berberatoday.com
Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Dhawaajiyay Wadahadal Xisbigiisu La Furayo Isbahaysiga Kulmiye
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa shaaca ka qaaday inay go,aansadeen inay wada hadal la furan siyaasiyiinta isbahaysiga ee xisbiga Kulmiye.

ciroGudoomiye Cirro oo maanta ka hadlayey munaasibad uu xisbiga Waddani lacag ugu deeqayey wadada Digaale ee degmada Maxamed Mooge ayaa waxa uu sheegay in hogaanka xisbiga Waddani isla garteen inay wada hadal la furan siyaasiyiintaas ku midoobay isbahaysiga waxanau yidhi “Baryahan waxaad maqlayseen wada hadal ayaa u socday isbahaysiga xisbiga Kulmiye iyo Waddani kaas oo saxaafadu aad u buun buunisay laakiin waxaan idiin sheegayaa arintaas inuu hogaanka xisbiga ka shiray, waxaanan isla qaadanay inaanu wada hadalkii la bilawno isbahaysiga.”

Gudoomiye Cirro oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inay arintaas ka gaadheen go,aan xisbiga waxaanu mar kale yidhi ““Waa go,aan xisbi, wakhtiga iyo siduu u bilaabmayo wada hadalku  way iman doonaan faah faahintoodu, laakiin waxaanu  jecelnahay in siyaasiyiintaas reer somaliland ee isbahaysiga ah ee wali ka  tirsan xisbiga Kulmiye inaanu wada hadalka la furno, iyada oo calaamada xisbig Waddani  ay tahay xisbigii somaliland dadkuna u siman yahay” ayuu yidhi gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews