Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadalay Dilka Taliyihii Qeybta Booliska Berbera Iyo Xadhiga Madax Dhaqameed Tira Badan Oo Berbera Lagu Xidh Xidhay
March 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Jamhuuradda Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ka hadlay dilka Taliyihii Ciidanka Booliiska Berbera oo Maalintii shaley Dabley Hubeysani ay ku dishay Degaanka Biyooley ee Bariga Magaalada Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=V6C_-CwIqDg
Berberatoday.com