berberatoday.com
Dhalinyarada Gobolka Saaxil Oo Canbaareeyey Xadhiga Salaadiinta ,Cuqaasha Iyo Dilkii Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

dhalinyarada Gobolka Saaxil ayaa waxay xoog u canbaareeyeen xadhiga sharci darada ah ee lagula kacay Salaadiinta iyo Cuqaasha bir mageydada ah ee xukuumadda Siilaanyo sifo sharciga ka fog iskaga xidhxidhay Madax-dhaqmeedka Gobolka,iyadoo la og yahay in madax-dhaqmeedku yihiin laf dhabarka nabaddaKulan maanta ay iskugu yimaadeen aqlabiyadda Haldoorka dhalinyarada Gobolka Saaxil ayaa waxay xoog u canbaareeyeen xadhiga sharci darada ah ee lagula kacay Salaadiinta iyo Cuqaasha bir mageydada ah ee xukuumadda Siilaanyo sifo sharciga ka fog iskaga xidhxidhay Madax-dhaqmeedka Gobolka,iyadoo la og yahay in madax-dhaqmeedku yihiin laf dhabarka nabadda iyo xasiloonida dalka isla markaana ay had iyo goor ka shaqeeyaan arimaha maslaxadda ah,ayaa waxa fajac iyo amakaak ku noqotay shacabka reer Saaxil xadhiga sharci darada ah ee loo geystay madax-dhaqameedka Gobolka,sidoo kale waxay Dhalinyaradu Canbaareynayaa dilkii foosha xumaa ee shalay loo geystay Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil oo ganac ka xaq darani dishay,kulankan waxay dhalinyaradu ka soo saareen qodobadan:

1: In si deg deg ah loo siidaayo dhamaan madax-dhaqmeedka Xidhan

2: in xukuumaddu Gobolka ka deyso Xaalad Abuurka

3: in cadaaladda la horkeeno cidii ka danbeysay dilkii taliyaha.

4: in isgaadhsiinta Gobolka La Siidaayo

5: in Xukuumaddu wax ka qabato madax-dhaqmeedka fidnadda abuura sida Boqor Cusmaan buurmadow

6: in Arinta si degan oo lelexjeclo leh loo galo oo lagu soo afjaro mushkiladda.

7: waa in sidii taliyaha la dilay iyo dhamaam Taliyayaashii hore ee la dilay sifo isku mid ah oo cadaalad ah la wada mariyaa.

Af-hayeenka ururka

Xasan Maxamed C/raxmaan

Email:saaxilone@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews