berberatoday.com
“Ma jirto Meel Jidgooyo La Iigu Sameyey Shacabkana Been Ayaa Loo Sheegayaa”Madaxwayne Kuxigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasin
March 2, 2016 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa beeniyay warar sheegaya in dablay hubaysani ay jidgooyo ku sameysay.

axmed yuuuf

Axmed Yuusuf Yaasiin waxaa uu cadeeyay inaanay wararkaasi waxba ka jirin isagoo shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay ilaashadaan Nabada iyo wadanoolaanshaha  ay ku soo nooleyd Jamhuuriyada Somaliland.

“Ma jirto meel jidgooyo la iigu sameyey shacabkana been ayaa loo sheegayaa hadana Ceerigaabo ayaan joogaa waanan joogayaa dadkuna waa dadkaygii”ayuu yidhi Axmed Yuusuf Yaasiin oo khadka Telifoonka ugu waramayey Wariye Ibraahim Cismaan

Madaxwayne ku xigeenkii Hore Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadalkiisa sii wataa waxaa uu intaasi ku daray oo yidhi“Bulshada Somaliland Waxaan leeyahay aan ilaashano nabad galyada oo halaga fogaado waxyaabaha dhibaatada u hor seedi kara wada noolaashan dadka walaalaha ah”

Mareegaha Internetka ayaa faafinayay warar sheegaya in Axmed Yuusuf Yaasiin ay wadada u gashay dablay ka cadhaysan dilkii shalay loo gaystay Taliye Casayr.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews