Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Dilkii Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil Iyo Taliyihii Aaga Qorilugud Ee Ciidanka Qaranku
Waxaynu Qoraalkan Kaga faloon doona dacdooyinkii lagu kala dilay laba Taliye Qabeed oo Reer Somailand ah oo labadooduba gacmo ka xaqdarni dileen Iyagadoo Muddoyinkii ugu danbeeyay ay soo badanayeen Dilalka Saraakiisha Ciidamada police somaliland .
Hadanu ku horayno Taliyihii Qaybta ee Degmada qorilugud Marxuum Maxed Yusuf Mays oo 18.9.2014 lagu dilay magaalada Qoriugud oo ka tirasan gobolka Buhoodle .taliyahaa qabta ayaa waxa dil u gaystay Nin u xidhaa Aano kuna xidhnaa Saldhiga degmaas oo inta laga soo furay dil toogasho ah ku dilay taliyahaas .ilaa iminkana looma hayo cid dishay taliyahaas oo baxasi ayuu ku jiraa oo taariikhdu tahay 2016