Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Xabsiga Mandheera Ku Booqday Sallaadiin Xukuumaddu Xidhay.
Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga Ucid ayaa ka wareystay duruftooda iyo daawooyinka ay u baahan yihiin madax-dhaqameedkan xidhani, isagoo sidoo kale, balaan qaaday inuu ka caawin doono wixii kalaankiisa ah xaladooda. Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga Ucid aqoonyan jamaal cali Xuseen ayaa markii uu xabsiga ku booqday sullaadiinta dhowaan la xidhay, kusoo laabtay hargeysa.