Sullaadiinta Beesha Habar-yoonis Oo Waan-waan Nabadeed Ka Wada Xaaladda Cakiran Ee Gobolka Saaxil Iyo Wafti Ballaadhan Oo U Hoggaaminayo Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Gaadhay Berbera.
Berbera(Berberaoda.com)-Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Suldaanka guud ee beelaha habar-yoonis Suldaan Maxamed Xirsi qani ayaa gaadhay magaalada berbera, halkaasoo sida la sheegay ay u tageen inay gacan ka geystaan waan-waan nabadeed oo ay ka dhex dhaliyaan beelaha xaaladda cakiran ee ka taagan gobolka saaxil