berberatoday.com
BOQORKA MA MA LIBAANEYAASHII AYAA DHABARKA DAABTAY MISE HOOS DHIGEEN:‏
March 3, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

BOQORKA MA MA LIBAANEYAASHII AYAA DHABARKA DAABTAY MISE HOOS DHIGEEN:

Marka hore waxaan dhamaan ka tacsiyaynayaa dhamaanba bulshada reer Somaliland, ciidamada qaranka  gar ahaan bilayska iyo qoyskaii ,caruurtii hooyooyinkii uu ka baxay Alla ha unaxariistee marxuun Gaanshaanleh  Cabdirisaaq Yuusuf Maxamud(Caseyr) waxaana ku baxay gacanka xaq daran.

Intaa ka dib Boqor Cismaan Buurmadaw  maanta  ahayn kii dagaal iyo talo reer iclaamin lahaa,se waxaa la filaayay inuu Qarannimadda Somaliland ku mitido  reerkoodna laabta u dhigto

Boqorku waxaa uu yidhi waxaan cadaynay  inay hayd mu,aamarad ay fuliyeen maamulka saxiil boqor ma maamul  aanay  dawladu ogayn ayaa jira mise miyaad ilawadayTaliyihii Qaybta  Degmada qorilugud Marxuum Maxed Yusuf  18.9.2014 lagu dilay magaalada Qoriugud  oo ka tirasan gobolka Buhoodle .taliyahaa qabta ayaa waxa dil u gaystay Nin  u xidhaa Aano kuna xidhnaa Saldhiga degmaas oo inta laga soo furay dil toogasho ah ku dilay maalintaa maxaad u odhan wayday waa mu,aamarada ay reerku soo maleegeen talo-qaran halaga yeesho.

Waxaa kale oo  uu boqorku yidha marqudhah raaligalin lagama bixin maalaa boqorku beesha ay wax kala gaadheen uun buu reer saaxil u yaqaane ee dadkii ugu horeeyay ee canbaareeya axsaabta qaranka ayay ahaayeen oo kaw  ka yahay musharaxa madaxwaynaha xusbiga ucid, gudoomiyaha xusbiga wadani, gudoomiyaha xusbiga ucuda , waxaa canbaareeyay dhamanba dhalinyarada iyo wax garadka reer somalialand meelkasta oo ay joogeen dadkaasina reer saaxilba way lahaayeen hadii raaligalin iyo tacsi marxuun ku ku soo noqonayo waxayn ahayd in ilaahay loo baryo inuu janadii fardawsa ka waraabiyo marxunka.

boqorka malaa  ma libaaneyaashii ayaa dhabarka daabtay waxaa fooxumadadeeda leh in maalin walba  bir margaydada habeen iyo maalinba ilaalinaysa  nabadagal yadooda dawlada maanta talada haysa ee maalin walba sarkaal shaqadii ku jira lagu khaarajinayo

Intaa waxaa dheer sidaan lala wada socod  waxaa kacdoonkan  keenay dakada macmalka ah een  xeer,baarlamaan  iyo miisaniyada midna ku soo bixin ee meel  27 km  u jirta dekada qaranka laga  u jirata laga  jeexayee asaraartankeeda ku raaxaysanayeen masuliyeenta  maanta qaranka loo doortay lana  kaashanaayo shaadh reer-dawladeed ah   kuwaaasaa ku  faraxsanaa tan iyo maalintii ay bilaabantay  aan maali kaliya ka fikirin dhag xumada ka iman karta, haddii ay maanta qabawdo iyo hadii ay kululaataba waxaa iska leh ceebteeda  dawlada maanta jirta  aan maalina ka hadlin inyar oo gobolaysnaa mooyaan.Geesta kale waxaa uu boqorku sheegay inay talo qaran isugu imanayaan oo macnaheedu tahay tallow reer .miyuu ilaabay xiligii Daahir Riyaale reerkooda wada  loo galay ee dhacdada ugub ku ahayd gayiga somaliyeed lagula kacay  madax dhaqameedka reer awdal may ku hadal af reeraysan waxaa u manta boqorku ugu yeedhay talo qaran ee uu ku hanjabayo Mafilay qof muslim ah ama Somali ahi inuu maant ruux xaqdaro lagu dilay inuu  ku farxaayo axsaabta qarankuna kamay hadleen hadii ay ku farax sanyihii  xaqdarada lagu dilay marxuun Abdirasak  Casayr.Ali Abdirahman Hargeisa

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Ali Abdirahman  Abdilahi 
 

Mobile Tel: +252 634471767 

 Office Tel: (+)252 2 566 337            

E-mail: hugur4@gmail.com

skype ID: hugur4

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews