berberatoday.com
Shilka lagu Dilay Sarkaalkii Booliska Ee Gobolka Saaxil Waa Nadaam Xumida Ay Xukumada Axmed Siilaanyo u Horseeday Jamhuuriyad Somaliland iyo Ummadeed Intii ay Hogaanka Heysay .?
March 3, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Shilka lagu Dilay Sarkaalkii Booliska Ee Gobolka Saaxil Waa Nadaam Xumida Ay Xukumada Axmed Siilaanyo u Horseeday Jamhuuriyad Somaliland iyo Ummadeed Intii ay Hogaanka Heysay .?
——————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————————–
Marka ugu horeysa waxaan in yar ka odhanay Sarkaalka lagu dilay Gobolka saaxiil
Ugu horeyn Cabdirisaaq caseyr Ilahay ah U Naxariisto isaga iyo intaa islaamka ahaba ee inag hooseysa
Marka labaad waxa uu ahaa nin ka baxay Qaranka jamhuuriyada Somaliland iyo Ummadab waliba asago gudanaaya shaqadiisu uu hayeey Qaranka ee ku waajib ka ahayd
Hasa yeeshee arintu sida ay u daacadey in wax looga qabto ayeey ahayd ee inay noqoto arin qabiil iyo aneenteed ma wanaagsanayn mana aha mid saxa iyadaan lahayn wax sax ah oo oo iminka sugan walian aynu ognahay inay arintu ahayd md ku dhacaday ma.ka balse loo rogay arin reereed iyo qabiil qorsahayey.
Waxaan halka ka ay gaabisay inay sidi ay ahayd wax uga qabato dawladu shaqadeedii oo aan ku dhaqaaqin inay soo qabato ragii dilay Sarkaalka Shaqadiisu gudaneey balse Ku Dhaqaadey mid dhibaato iyo qabiil salka ku heysa siina kicinaysa xasaradii iyo ficilka xun ee dhibaatad keenay
Waxaan ka mid inay dawladii laga sugaayeey inay keento Dadkii ka danbeeya Dilkii Sarkaalka Nolal ahaan iyo maydh ahanb inay xidhxidho Odayaal aan dooc iyo dareentoona ka ahayn falkaa dilak ah ee dhacay .
Tusaale :ahaan
Hadii odayaashan ay maant dawladu xidhxidhay ee leedahay inamadiin iyo degaankiini ayaa sarkaalka lagu dilay Madaba lagu dileyn waa la socotaan waxay ahayd inay hadii ay taageero muujiyeen oo yidhaadeen waa sax waxaa dhacay ee lagu khaarijiya waanu ku garab soconaa haa xidhi taanku waa saxnaan laha waxan la odhankari laha dab ayeey odayaashu kicinayeen iyo isku dir laakiin kiii ku taaamyee lah hebel iyo hebel ayaan ugu aar gudeyna sarkaalak kaas ayaa haboona in la xidho laakiin kan la xidhay ee odayaasah Reer Saaxil waxaan filayaa in fool xumo mooyaane inaaney Xukumad Ahmed Siilaanyo wax faa ,iido leh ka keenayn .
Xumada Ahmed Siilaanyo .
Xukumad Axmed siilaanyo jamhuuriyad Somaliland daluun ayeey ku riday xag sharciga iyo xag dhaqalah iyo xaga ummadab waxaan inta u sii dheer dhibaato kasta oo dalak ka dhacda inay wax sii xumeyso mooyaanee inay bwax wanaag ah ka keento waa habeenkii xalay ee tegey waxaan ugu wacan waxyaalahan oo dhan waa hogaan xumid iyo qabyaaladd ay ku dhex abuurtay 6 sandood ee u axmed siilaanyo hogaanka dalka hayeey .
Waxaad kale in yar isweydiisaan arimahan dilalka saraakiishu ma aheyn oo kaliya ta shalay dhacdey waxa gobol iyo degmo aaney ka dhicin ma jirto hadii aaney ka dhicin xukumada aya dad ku leysay
Si kasata haaatee Jamhuuriyad Somaliland mamul ka xun oo soo maray intaa aan jiray ma arag waxaana odhan kara intaa badan waxa dhibaatooyinkan u sabab ah dawlad oo aan ahayn mid maamul iyo maareyntoona u raaceysa sida Dastuuriga ahayd oo mar xaga sare kag iminaeysa marna dhaafsay markaa alle Dalka Ciid sharciag iyo qaynuunka raaceysa gacanta ha u galiyo inagana ha garansiiyo inaynu doorano
Abokor Mahomud
abokorm@hotmail.co.uk
Bolton Uk
Waa Billahi Towfiiq
COMMENTS
|