berberatoday.com
Dilaaga Suxufiyiinta Somaliyeed Xasan Xanafi Oo Sheegay Inuu Ku Qanacsan Yahay Dilka Lagu Xukumay
March 4, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Iyadoo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay Khamiistii xukun dil ah ku riday Xasan Xanafi Xaaji, ayuu sheegay in uu ku qanacsan yahay xukunka ay Maxkamaddu ku xukuntay.

xanafi
“Si fiicanaa ugu qanacsanahay.” Ayuu yidhi Xasan Xanafi oo wareysi gaaban siiyay Suxufi ka socday Telefishinka Qaranka Somaliyeed (SNTV).
Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/dhexe Xasan Cali Nuur (Shuute), ayaa sheegay in cidii aan ku qanacsanayn xukunkaasi ay racfaan ka qaadan karto.
Gudoomiyaha, ayaa sheegay in Xasan Xanafi Xaaji uu ka dambeeyay dilalka Sxufiyiinta kala ah Mahad Axmed Cilmi, Cali Imaan Sharmaake, Saciid Tahliil d, AxmeMukhtaar Maxamed Hiraabe iyo Sheekh Nuur Abkeey, kuwaa oo la dilay intii u dhaxeysay 2007-2010.
Qoysaska iyo ehelada Suxufiyiintii uu dilalkoodu ka qayb qaatay, isla-markaana uu fududeeyay Xasan Xanafi, ayaa waxay Dowladda Somaliya ka codsadeen in cadaaladda la horkeeno, laguna qaado sharciga.
5-tii bishii hore ee February, ayaa waxaa Telefishinka Qaranka laga sii daayay barnaamij gaar ah oo loogu magac-daray (Dilaaga Wariyaha), isla-markaana uu ka soo muuqday Xasan Xanafi. Xanafi waxaa uu qirtay inuu gacan ku lahaa dilalka dhawr Wariye-yaal ah, isagoona dafiray shirqoolo badan oo Suxufiyiin lagu dilay.
Xasan Xanafi wuxuu ka tirsanaa Suxufiyiinta Magaalada Muqdisho, isagoona ka soo shaqeeyay Radio Muqdisho, Idaacadii burburtay ee Qur’aanka Kariimka (IQK) iyo Radio Al Andalus oo afka mintidiinta Al Shabaab ku hadasha.

 

Hassan Hanafi Haji sits inside the Mogadishu’s military court during a hearing for his alleged role in the killings of Somali journalists, in Mogadishu, Somalia, Thursday, March, 3, 2016. Former journalist accused of belonging to an Islamic extremist group, Hassan Hanafi Haji has been sentenced to death Thursday by the military court for his alleged role in the killings of Somali journalists

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews