Booliska Dalka Brazil Oo Xidhay Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi, Luiz Inacio Da Silva Kadib Markii Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq
March 5, 2016 - Written by Berbera Today
Rio Dejinero(Berberatoday.com)-Booliska dalka Brazil waxa ay xireen madaxweynihii hore ee dalkaasi, Luiz Inacio Lula da Silva, taas oo qeyb ka ah baadhitaan musuqmaasuq.
Dhowr goobood oo asiga lala xidhiidhinaayay oo gurigiisa iyo Machadla Lula ay kamid yihiin, ayey booliska baadhtaan ku sameeyeen.
