berberatoday.com
“Markii Hore Mujaahid Boobe Isagaa Xisbiga Yimi Hadana Inuu Ka Taggo Wax Dhiba Uma Arko”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro.Daawo Muuqal
March 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley xoghayihii warfaafinta ee xisbigaasi Boobe Yuusuf Ducaale oo xilkii xisbiga iyo xubin nimadii xisbigaasi  Maanta iska casilay

ciroMuddane Ciro oo wareysi siiyey Saxafi Maxamed Yuusuf Bakale Oo ka tirsan wariyaaasha telefiishanka STAR  waxaa uu sheegay in ay Boobe  mudadii uu xisbiga ka tirsanaa ay shaqo wanaagsani  dhex martey   balse markii uu go,aansadey in uu xisbiga iska casilo aanu ku soo wargalin waxaana uu yidhi

“Waxaan u arkaa uun arin caadi ah mujaahid Boobe xoghayihii warfaafinta ee xisbiga Waddani muddo ayaanu wada shaqeynaynay  si wanaagsan ayaanu u wada shaqeynay wax dhibaato ahi may jirin  xoghayuhu igamuu soo war galin in uu is casilaayo  qoraal iyo telefoon midnaba markii horana Boobe xisbiga isaga ayaa yimid iminkana in uu ka tago wax dhib ah uma arko waana arin caadi ah oo maalin kasta ka dhacda asxaabta iyo siyaasiyiintaba ”.

Gudoomiye ciro ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in muj.Boobe xaq u leeyahay in uu markii horana xisbiga yimaado iminka uu iska casilo

“In kasta oo anan dhageysan hadalkiisii xaq ayuu  u leeyaha in uu yimaado  iyo in uu ka tago labadaba “ ayuu hadalkiisii ku soo koobay gudoomiye Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews